Isgaarsiinta Baydhabo oo hawada laga saaray iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta hawada laga saaray isgaarsiintii magaaladaasi ka shaqeeneysay. Sida aan wararka ku helnay saraakiisha ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa amray in hawada laga saaro isgaarsiinta si looga hortago qaraxyo lagu weeraro kolonyo gaadiid ah ay wataan … Continue reading Isgaarsiinta Baydhabo oo hawada laga saaray iyo Sababta keentay oo la ogaaday